Jaamacadda Green Hope oo fursado waxbarasho lacag la’aan siisay arday cusub

0
9

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-In ka badan 20 arday oo sannadkan ka qalin jabisay dugsiyadda sare ee magaalada Baladweyne ayaa fursado waxbarasho oo lacag la`aan ah ka helay Jaamacadda Green Hope faraceeda magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan.

Juweyriyo Hassan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here