Jaamacadda gollis oo daah-furtay mac-hadka Deraasaadka iyo cilmi Baadhista.

0
108
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-wasiir kuxigeen wasaaradda waxabarshadda soomaalind mudane cabdi xakiin saciid ayaa xariga ka jaray mac-hadka Deraasaadka iyo cilmi Baadhista ee Magaalada Gibileey oo ay hergellisay jaamacada Golis waxaana munaasabada xarig jarka ka qeybgalay xubno ka socday maamulka Somaliland,bahda waxbarashada iyo marti sharaf kale.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here