Jaamacadda Daha faraceeda Kismaayo oo kismaayo munaasabad ugu qabatay Ardayda Dugsiyada sare

0
35
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Jaamacadda Daha faraca magaalada Kismaayo ayaa qabatay kulan dood cilmiyeed ah oo ku saabsanaa habka naqtiinka casharada iyo diyaarinta imtixaanka, waxaa kulanka kasoo qeyb galay waalidiin, Macalimiin, arday, iyo sidoo kale aqoonyahano waxaana marti ku ahaa Pro C/risaaq Maxamed Xaashi.
inta badan dood cilmiyeedka ayaa waxaa looga hadlay fahamka waxbarshada ee bulshada iyo sidi loo hormarin lahaa aqoonta dhalinta.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here