Jaamacadda Daaha faraceeda Kismaayo oo xaflad qalin jabin ah u qabatay dufacadii labaad oo ka qalin jabisay Jaamacadda

0
83

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Jaamacadda Daaha faraceeda magaalada Kismaayo ayaa Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ay kasoo qayb galeen masuuliyiin ka tirsan maamulka Jubbaland bahda Waxbarashada, Maamulka, Macalimiinta iyo Ardayda Jaamacadda Daaha, Ururada bulshada rayidka ah iyo bahda waxbarashada.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here