Jaamacadda Daaha faraceeda Kismaayo oo tababar u qabtay macalimiinta dugsiyada Kismaayo

0
27

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Macalimiinta kala duwan ee wax ka dhiga dugsiyqda degmada Kismaayo ayaa loo qabatay tababar ku saabsan fahanka iyo tayaaynta  casharada macalimiintu bixiyaan ee lagu qaato dugsiyada.

Aqoon kororsiga loo qabtay Macalimiinta ayaa waxaa soo qabanqaabisay Jaamacada daaha faraceeda Kismaayo oo kaashanaysa Jaamacada Jasiire ee Magaalada Muqdisho .
Qaar ka mid ah macalimiinta tababarka loo qabtay ayaa su’aalo waydiiyay prof Cabdirisaaq Maxamed Xaashi oo casharada bixinayay.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here