Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Jaamacadda Plasma faraceeda Magaalada Kismaayo ayaa kulan ciyaareed u qabatay ardayda dhigta kuliyadaha kala duwan ee Jaamacada .
kulan ciyareerka Jaamacadu qabatay ooa lagu maamuusayay sanad guurada 20- tanaad ee ka soo wareegatay aas aaska Jaamacada ayaa sido kale lagu xoojinayaa isdhex galka dhalinyarada Jaamacada dhigta.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.