Jaamacada Kismaayo oo Xaflad uqabatay Arday dhameeysay Xirfadda Date Saynis

0
18

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Jaamacadda Kismaayo ayaa xaflad dhiiri gilin ah u qabatay ardey dhameysay koorso afar bilood ah oo lagu baranayay xirfada Date Saynis oo ay iska kaashadeen Jaamacadda Bristol iyo Jaamacadda Kismaayo waxaana kasoo qeyb galay maamulka Jaamacadda, macalimiin, walidiin, ardey iyo marti sharaf kale.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here