Jaamacada Kismaayo oo tababar u qabatay ardayda fasalka 12,aad ee dugsiyada Kismaayo

0
489

Kismaayo(Idaacada Waamo)Jaamacada Kismaayo ayaa Iskuulaadka magaalada Kismaayo,gaar ahaan ardayda fasalka 12,aadka u qabatay tababar ku saabsan sida ay u kala dooran lahaayeen kulliyadaha Jaamacadaha,waxayna tababarkaan qabataa Jaamacada Kismaayo sanadkiiba hal mar.

Waxaa warbixintaan inooga diyaariyay:Iidle Aadan Mohamed Dagane

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here