Jaamacada Kismaayo oo kulan La qaadatay arday kamid ah kuwii Sanadkan dhameeyay Dugsiyada sare.

0
188
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ardeydii dhameysay sanadkan dugsiyada sare ee magaalada Kismaayo ayaa waxaa Jamacadda Kismaayo ay u qabtay kulan loga warbixinayey kuliyadaha lagu barta Jamacadda Kismaayo.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here