Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Jaamacada kismaayo faraceeda Degmada Dhoobley ayaa soo kordhisay kuliyado kala duwan oo cusub kuwaas oo aan horay uga jirin, Kuliyadaha ay soo kordhisay Jaamacada waxaa kamid ah kuliyada caafimaadka gaar ahaan kuliyada nursin, kuliyada dhaqaalaha, maamulka iyo maareynta iyo kuwa kaloo badan.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.