Jaamacada Jubba oo Soo Gaba-gabeysay Todobaadka Hidaha iyo Dhaqan ka

0
286

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Jamacada Jubba oo ka mid ah Jaamacadaha Ku yaala magaalada Kismaayo ayaa todobaadkan qabatay todobaadka hidaha iyo hal abuurka ee Jaamacada oo ay ka qeyb galeen aqoonayahanada reer jubbaland,Ardayda Jaamacadda iyo Qeybaha kala Duwan ee Bulshada Kismaayo.

Ujeedada laga leeyahay ayaa ah Sidii loo Samayn aahaa is dhex-galka ardayda wax ka barata Jaamacadda.

Ugu Dambeyn Todobaadka Hidaha iyo Dhaqanka Jaamacada Jubba ayaa lagu soo Gabagabeeyey Magaalada Kismaayo.

Cawke Cali Cawil,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here