Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xilli ay dib u furmeen goobaha waxbarashada dalka,islamarkaasna saameeyn gaar ah uu ku yeeshay xanuunka Covid-19 ayaa waxa ay jaamacada dalka ay bilaabeen in ay qaataan ardey cusub
Jaamacada Jubba ee magaalada kismaayo ayaa bilowday hubinta imtaxaanaadka ardeyga ku biiraya jaamacada,ardeydan oo ka soo baxay dugsiyada sare ee Jubbaland gaar ahaan degmada kismaayo.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.