Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Jaamacada Jobkey oo kamid Jaamacadaha ku yaalo magaalada Muqdisho ee caasimada dalka ayaa faraca cusub ka daahfurka Degmada Yaaqshiid ee gobalka Banaadir, Jaamacada ayaa soo saartay arday badan oo wax bartay kuwaas oo maanta kamid ah bahda Waxbarashada Dalka.
Maamulka , waxgaradka iyo bulshada qeybaheeda kala duwan ee ku nool degmada Yaaqshiid ayaa si wadajir ah usoo dhaweeyay daahfurka faraca cusub ee Jaamacada Jobkeyka furatay Degmada Yaaqshiid.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.