Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Kuliyada Shareecada iyo daraasadka Jaamacada Golis ayaa Imtixaan ka qaaday qeybtii koowaad ee ardaydii soo codsatay sanad Jaamacadeedka 2024-2025.
Ardayda cusub oo ahaa kuwii ugu badnaa ee soo codsada kulliyada Shareecada ayaa waxaa maamulka Jaamacada ay ka qaaden Imtixaanka.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.