Jaamacada DAHA faraceeda Kismaayo oo aqoon kororsi u qabatay ardayda dhigata iskuulaadka Kismaayo

0
40

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Jaamacadda DAHA Faraceeda magaalada kismaayo ayaa Xarunta Jaamacada ku qabatay aqoon kororsi muraajaco oo loogu talagalay in ay ka faa’iideystaan ardayda iskuulaadka Degmada kismaayo ee isku diyaarinaya imtixaanka shahaadi ah ee fasalka 12-aad ee dugsiga sare.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here