Jaamacada Daaha ee Kismaayo oo kulan soo dhawayn u qabatay Ardayda sanadkaan Jaamacada bilaabay.

0
118

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Jaamacadda Daaha Faraceeda magaalada Kismaayo ayaa xarunta Jaamacadda Kulan soo dhaweyn ah ugu samaysay ardayda cusub ee sanadkaan Jaamacada kusoo biiray.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here