Isu soobax Roob doon ah oo lagu qabtay Deegaanka Ceelguula koonfurta Gobolka Mudug

0
15

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-D/Ceelguula ee koonfurta gobolka Mudug ayaa lagu qabtay banaanbax Roob doon ah, wuxuu kusoo aadayaa xilli 3 sano oo xariir ah uusan wax roob ah ka daìn, waxaa kasoo qeyb galay Culimada, Odoyaasha Dhaqanka iyo qeybaha kala duwan ee Deegaanka Ceelguula.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here