Isticmaalka Agabka laga Sameeyo Maqaarka Xoolaha oo ka sii yaraanaya Magaalada Jowhar

0
29

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gambaraha Laga sameeyo Maqaarka Xoolaha sida lo’da iyo ariga ayaa waxa ay caado iyo dhaqan soo jireen u tahay guud ahaan umadda Soomaaliyeed gaar ahaan bulshada ku nool Jowhar walow hada ay sii yaraaneyso isticmalkiisa.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here