Iskuulka Mustaqbal ee Magaalada Kismaayo oo bilaabay Barnaamij ay ku caawinayaan ardayda Waxbarshada ku hooseeya

0
238

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dugsiga hoose ,dhexe ee  Mustaqbal oo ka mid ah goobaha wax barashada ee ku yaala Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa bilaabay  Barnaamij ay ugu magac dareen I Caawi Macalin  kaas si kaar loogu caawinayo ardayda ku liita qaar ka mid ah Madooyinka Iskuulka lagu barto .

Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here