Iskuulka Mustaqbal ee Kismaayo oo Lagu Soo Kordhinayo Qeybo Lagu Barto Xirfadaha Farsamada Gacanta

0
63

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Iskoolka Mustaqbal ee magaalada Kismaayo oo ah dugsi hoose/dhexe ayaa lagu soo kordhinayaa qeybo lagu barto xirfadaha farsamada gacanta iyo sidoo kale qeybta Maaweelada Caruurta.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here