Kismaayo(Idaacadda Waamo)-In ka badan 50 ardey oo iskugu jiro danyar iyo kuwo agoon oo ku nool magaalada Baladweyne ayaa fursado waxbarasho oo lacag la’aan ah waxay ka heleen iskuulka kanbareej ee magaalada Baladweyne.
qaar kamid ah ardayda sida bilaashka ah wax uga barta iskuulka kanbareej ee magalada Baladweyne ayaa sheegay iney ku faraxsan yihiin fursada waxbarasho ay heleen.
Mamulaha iskulka kanbarej Cabdifitaax Haadi Maxamuud ayaa ka warbixiyey tirada ardayda ay siyeen fursadaha waxbarsho ee lacag laa.anta ah iyo qeybaha ay ka kooban yihiin ardaydaasi.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.