Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Iskuulka Ilaays ee Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose oo la aas aasay sanadkii 2017 kii ayaa waxaa wax ka barta in ka badan 400 oo arday ku waas oo qaarkood ay yihiin arday danyar iyo Agoomo ah .
Maamulka iskuulkaan ayaa sheegay in ay fursado waxbarsho oo lacag la’aan siiyeen in ka badan 200 oo arday ku waas oo ka soo jeeda qoysas danyar waali diintooduna aysan awoodin in ka bixiyaan qarashaadka waxbarashada.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.