Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Iskuulka Ileys ee magaalada Baladweyne ayaa soo kordhiyay qeyb cusub oo loogu talagalay in si bilaasha ah wax lagu baro dadka waaweyn.
Qeybtan cusub ayaa dadka lagu bari doona maadooyinka Soomaaliga iyo xisaabta.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.