Iskuulka Iimaan oo Shaqo Siiyay Dhallinyaro Baladweyne Kunool

0
13

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamulka Xarunta Tababarada Caafimaadka Al Iimaan ee Magaalada Baladweyne ayaa inkabadan 10 Macalimiin ah u sameeyay Shaqo abuur kusaabsan xirfadaha dhanka Caafimaadka.

Barayaashaan ayaa dhigaya Maadooyiinka Caafimaadka la xiriira, Gargaarka dag dag, Sheeybaarka, Nafaqada iyo Nafaqo dardda iyo Arrimaha maamulka iyo Xisaabaadka.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here