Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Iskuulka Hoormuud ee magaalada Baladweyne ayaa lagu soo kordhiyay qeyb cusub oo loogu talagalay in gabdhaha lagu baro xirfadda farsamada gacanta sida cilaan saarka
Qeybtan ayaa lagu diyaariyay qalabkii aay gabdhaha wax ku bara lahaayeen Sida saburado iyo cilaan.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.