Iskuulka Farsamada gacanta ee Kismaayo oo ay dad badan wax ka bartaan

0
651

Kismaayo(Idaacada Waamo)Waxaa magaalada Kismaayo ku yaala xarumo badan oo lagu barto farsamada  gacanta, kuwaas oo inta badan ay ka faaidaystan dhalinyarada  iyo dadka waawayn  ee an yaraan toodi wax soo baran,bale haatan helay fursado ay wax ku baran karaan.

Xarunta farsamada gacanta ee K.T.I waxaa ay ka mid tahay  goobaha lagu barto xirfadaha gacanta, waxaana xirfadaha lagu barto kamid ah  tolista dharka,dhismaha wadooyinka ,Kumbuyuutarka iyo xirfado kale oo badan.

Waxaa warbixintaan inooga diyaariyay:Abdinuur Samriye

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here