Kismaayo(Idaacadda Waamo)- Maamulaha Iskuulka Eagle Cabdulaahi Cabdirashiid Xasan ayaa warbaahinta u sheegay inay ay iskuulkan u hirgaliyeen kadib markay arkeen baahiyaha Waxbarasho ee haysta caruurta danyarta iyo kuwa agoonta ah ee magaalada Baladweyne.
Juweyriya Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.