Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Iskuulka horyaal ee ah goob ay wax ku bartaan caruurta baahiya gaarka ah qaba ee ku nool Magalaada Dhuusamareeb caasimadda Galmudug ayaa haatan yeelanaya qeyb macad ah oo sare loogu qaadayo xirfadaha caruurta.
Qeybta cusub ee lagu soo kordhiyay iskuulka ayaa caruurta baahiyaha gaarka ah qaba lagu baraya computerka, luuqadda iyo qeyba kale.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.