Iskuulka ay wax ku bartaan dadka waaweyn oo laga hirgeliyay Kismaayo

0
201

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-magalada kismanyo oo laga hirgaliyay Iskuul ay dadka waaweyn wax ku bartaan,qaar ka mida Haweenka ku dhaqan magalada kismaanyo ayaa waxay hirgaliyeen  Iskuul ay ugu talagaleen in ay wax ku bartaan dadka waaweyn  ee aan yaraantii helin fursad ay wax ku bartaan.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here