Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxbarsahda ayaa ah aas`aaska nolasha iyadoona kaalin weyn ka qaadato hormarka iyo dabargoynta jahliga waxayna bulshada kunool magaalada Kismaayo ay fahmeen muhiimada ay leedahay waxbarashada, waalidiinta ayaa waxay caruurtooda ay geeyaan goobaha waxbarasahda ee lagu dhigo maadiga iyo diiniga taas oo sare u qaadaso hormarka waxbarashada deegaanka.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.