Iskuulka Al imra oo ka mid ah iskuulada ku yaala magaalada Baladweyne ayaa qeyb cusub oo online ah ku soo kordhiyay iskuulka si ardeyda joogta meelaha kale ee ka fog magaalda Baladweyne uga faa’ideysatan.
Maadooyiinka lagu dhigo habkan fogaan araga ayaa waxa ka mid ah Kombuyuutarka Photoshop iyo muuqaal sameeynta.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.