Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Kormeerka lagu sameeyay iskuulada Degmada kismaayo ayaa waxuu qeyb weyn ka qadanaa in la hubiyo tayada waxbarashada, maamulka dugsiga, iyo baahiyaha ka jira iskuulka
Ujeedada kormeerka ayaa ah in la qiimeeyo waxqabadka macallimiinta, ardayda, iyo agabka waxbarashada uu u bahan yahay iskuulka.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.