Iskuul hoose dhexe sare oo laga hirgeliyay Xaafadda Vi-Afmadoow ee magaalada Kismaayo

0
123

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada kismayo ee xarunta gobolka Jubada hoose ayaa lagu qabtay munaasabad xarigga looga jarayay Iskuulka Ileys oo laga dhisay Xaafada Via-Afmadoow gaar ahaan Waaxda Buula-fatuuro ee magaalada Kismaayo.

Munaasabada oo ahayd mid si heer sare loo soo agaasimay ayaa waxaa kasoo qeybgalay Wasiiro, Xildhibaano, maamulka Degmada, xubno matalayey jaaliyada mid kamida beelaha dega Jubbaland ee Waqooyi Ameerika, macalimiin arday iyo marti sharaf kale.
Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here