Iskuduwaha Arrimaha Samafalka Gobolka Bakool oo ka hadalay Xaaladda Abaaraha ee ka jirta Deegaanadaasi

0
70

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-ku dhawaad taban sano waxaa gobolka Bakool ka jiray abaaro iyo go’doon isbiirsaday taasi oo saameysay dadka ku nool gobolkaasi.

iskuduwaha Arrimaha Samafalka Gobolka Bakool Maxamed Macalin Axmed ayaa ka hadaley Xaaladda Abaaraha ee ka jirta Deegaanadaasi isgoona baaq udirey Hay’addaha iyo Dowladda Koonfur Galbeed.

Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here