Isku-duwaha Wasaarada Xanaanada Xoolaha Jubbaland oo ka warbixiyay Cudurada ku dhaca Xoolaha

0
339

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Isku duwaha Degmada Kismaayo ee Wasaaradda Xanaanada Xoolaha dhirta iyo daaqa Jubbaland ayaa waxa ay ka warbixiyay cudurada ku dhaca xoolaha ku dhaqan deeganada Jubbaland iyo sida ay wasaaradda ugu warqabto xaaladooda.

Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here