Isku Aadka Wareega 16-ka Koobka Africa oo la shaaciyey

0
95

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Isku Aadka Wareega 16-ka Koobka Africa oo la shaaciyey, Waxa si xiiso gooni leh dalka Ivory Coast uga socda koobka Africa iyada oo la soo afjaray wareega Group-yada tartankaasi.

Waxa isku soo hadhay 16 xul kuwaas oo ku tartami doona in ay ku guulaystaan koobka ugu qiimaha badan qaarada Africa, Kadib dhamaadka Group-yada waxa isku aaday 16-ka kooxood ee ku soo haray tartanka iyada oo kulamo xiiso leh ka soo bexeen.

Halkan Kaga Bogo isku aadka oo dhamaystiran:

No photo description available.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here