Isku aadka Wareega 16 ee Europe League oo Lasoo Saaray.

0
336

Europe-(Idaacadda Waamo)-Isku aadka tartanka Europe league ayaa si rasmi ah loo soo saaray waxaana isku aadku uu dhacay mid aad u adag waxaana kasoo baxeen ciyaaro aad u adag oo ay ka mid yihiin manchester united iyo milan sidoo kale Roma iyo shacktor donetsk.

Ajax vs Young Boys

Dynamo vs Villarreal

Roma vs Shakhtar Donetsk

Olympiacos vs Arsenal

Dinamo vs Tottenham

Man Utd vs Milan

Lugta koowaad ayaa la ciyaari doona 11 bisha soo socoto ee maarso iyadoo Lugta Labaadna la dheeli doono isla bishaas maarso 18-keeda.

Image

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here