Isku aadka Semi-Finalka UEFA Nations League oo Lasoo Saaray.

0
304

UEFA (Idaacadda Waamo)Waxa si rasmi ah loosoo saaray semi-final-ka UEFA Nations League kaas oo ay isugu soo hareen 4 wadan oo ku tartami doona ku guulaysiga koobka.

Xulalka isku soo harey , Italy, Belguim, France iyo Spain ayaa ah xulalka isugu soo hadhay Semi-final tartanka UEFA Nations League Kuwaas oo calafkooda ku kala qaadi doona tartanka.

Semi-finalka tartanka ayaa la ciyaari doonaa 2 bisha June iyo 6 bisha June sanadka 2021 iyada oo finalka la ciyaari doona 10 bisha October.

Hadaba Xulalka ayaa isugu aaday sidan hoos ku xusan:

Spain Vs Italia

France Vs Belguim

Tartanka ayaa waxaa difaacanaayey xulka Portugal iyadoo xulkaasi uu ka harey Koobka UEFA Nations League waxaana uu u harey Sideed Dhamaadka tartanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here