Isku Aadka Sem-Final-ka Carabao cup-ka oo Lasoo Saaray.

0
66

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxa la soo saaray isku aadka tartanka Semi-final-ka koobka Carabao cup-ka kadib kulamadii la ciyaaray wareega 8 dhamaadka tartanka.

Kooxaha ay kamid yihiin Chelsea, Liverpool, Fulham iyo Middlesbrough ayaa ah kooxaha kaliya ee isugu soo haray tartanka.

Waxa la filayaa in ay koox cusub ku guulaysato tartanka kadib markii wakhti hore la reebay kooxda Man United oo ku guulaystay tartanka xilli ciyaareedkii hore.

Hadaba waa kuwaan qaabka ay iskugu aadeen kooxihii isku soo haray.

Liverpool Vs Fulham

Middlesbrough Vs Chelsea

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here