Isku Aadka Koobka FA Cup-ka oo Lasoo Saaray 

0
171

Kismaayo (Idaacadda Waamo)-Waxa si Rasmi ah loo sameyay isku aadka wareega 3-aad ee tartanka FA Cup-ka iyadaoo ay kooxaha waaweyn ogaadeen kooxaha ay la ciyaari doonaan wareega 3-aad ee tartanka.

Tartanka FA cup-ka ayaa la ciyaari doona bisha January gaar ahaan todobaadka ugu horeeya ee sanadka 2023. iyada oo kooxaha waaweyn ciyaari doonaan tartanka ugu da’da weyn kubada cagta.

Preston North End Vs Huddersfield Town

Middlesbrough Vs Brighton and Hove Albion

Chesterfield Vs West Bromwich Albion

Manchester City Vs Chelsea

Charlton or Stockport Vs Walsall

Boreham Wood Vs Accrington Stanley

Tottenham Vs Portsmouth

Derby County Vs Barnsley

Cardiff City Vs Leeds United

Brentford Vs West Ham United

Bournemouth Vs Burnley

Coventry City Vs Wrexham

Norwich City Vs Blackburn Rovers

Aston Villa Vs Stevenage

Luton Town Vs Wigan Athletic

Oxford United Vs Arsenal

Fleetwood Town Vs QPR

Liverpool Vs Wolves

Grimsby Town Vs Burton Albion

Blackpool Vs Nottingham Forest

Dag and Red or Gillingham Vs Leicester City

Forest Green Rovers Vs Birmingham City

Bristol City vs Swanser City

Hartlepool Vs Stoke City

Hull City Vs Fulham

Crystal Palace Vs Southampton

Millwall Vs Sheffield United

Shrewsbury Vs Sunderland

Sheffield Wednesday Vs Newcastle United

Manchester United Vs Everton

Reading Vs Watford

Ipswich Vs Rotherham

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here