Isku Aadka Heerka Group-yada Koobka Africa oo Lasoo Saaray.

0
110

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxa si Rasmi ah loo soo saaray Isku aadka heerka Group-yada koobka qaramada qaarada Africa kaas oo lagu qaban doona dalka Ivory Coast sanadka 2024.

Isku aadka waxaa kasoo baxay kulamo xiiso leh oo ay xulalka ugu awooda weyn isku Group-yo noqdeen.

Xulalka Nigeria iyo Ivory Coast ayaa isku Group noqday halka ay xulalka Ghana iyo Egypt iyaguna isku Group noqdeen, dhanka kalena waxaa isku group noqday xulalka Cameroon iyo Senegal.

Hadaba Halkaan Hoose ka Fiiri Isku Aadka Heerka Group-yada Koobka Africa oo dhameystiran.

May be an image of soccer and text that says 'CAF FNATIONS AFRICA CUP OF NATIONS COTE D'IVOIRE 2023 GROUP A GROUP B COTED'IVORE COTE D'IVOIRE EGYPT NIGERIA GROUP GHANA SENEGAL EQUATORIAL GUINEA CAPE VERDE GUINEA-BISSAU CAMEROON GUINEA MOZAMBIQUE THE GAMBIA GROUP ALGERIA GROUP E TUNISIA BURKINA FASO GROUP F MALI MOROCCO MAURITANIA DR CONGO ANGOLA SOUTH AFRICA NAMIBIA ZAMBIA TANZANIA'

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here