Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluuga ah ee Dowlad Gobaleedka Jubbaland ayaa doonyo yar-yar oo nooca kalluumaysiga ah, iyo qalabka Jilaabashaada, ku wareejisay iskaashatooyinka kalluumaysatada Jubbaland.
Doomahan oo gaaraya ilaa sideed domood kuwaas oo loo dhamaystiray qalabkooda kalumaysiga ayaa loo qaybiyay sideed iskashato iyada oo ay iska nkashanayaann wasarada Kalumaysiga Jubbaland iyo sidoo kale Hay’ada WFP.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.