Iskaashatooyinka Kallumaysatada Jubbaland oo loogu baaqay inay ku shaqaystaan doomo la siiyay

0
22

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka ayaa kallumaysatada kula dardaarmay inay kor u qadaan wax soo saarka kallunka iyagoo ka faa’iidaysanaya doomaha la siiyay oo tiro ahaan gaaraya 8 domood  ‘isagoona dhanka kale u mahadceliyay Hay’adda WFP ka caawisay doomaha Kallumaysata la siiyay.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here