Iskaashatooyin ka jira deegaanada Jubbaland oo soo saaro Calafka Xoolaha

0
48

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Deegaanada Jubbaland ayaa kamid ah deegaanada Leh dhulka hodanka ee leh wax soo saarka siiba marka laga hadlaayo daaqa xoolaha, balse marar badan waxaa dhaca abaaro is daba joog ah iyo walibo fatahaado kuwaas oo saameyn ku reeba xoolaha nool iyo dadka dhaqda.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here