Iskaashatada Beeraleyda Magaalada Beydhabo ayaa Soo bandhigay dalagyo ay soo saareen

0
87

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Howladeena ka socday Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka KGS iyo Hay’adda Saaj oo ka wakiil ah Mashruuca USAID iyo UKAID ayaa ka qeyb galay bandhiga tacbashada Beerashada casriga ah oo loo qabtay Beeraleyda soo saara abuurka kala duwan.

Waxaana la soo badhigay is barbar dhigga dalagyada  Cimilada ku haboon cimilada Gobalka Baay,ugu horeeyn waxaa goobta ka hadlay mid ka mid ah dadkii ka qeyb galay bandhigaan.

Howlwadeena Shirkadda Abuurka Beeraha Cset ayaa sidoo kale ka hadlay dhiira gelinta Abuurka.

Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here