Isbitaalada bixinaya adeegyada Casriga ah oo ku soo badanaya Kismaayo

0
42

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ibitaalaka Jubba oo dhawaan laga hirgaliyay magaalada Kismaayo gaar ahaan Waaxda dalxiiska ee xaafada Farjano ayay bulshada ka helaan adeegyo caafimaad oo ay markii hore u aadi jireen meelo ka baxsan Kismaayo, maamulka isbitaalka Jubba ee Kismaayo ayaa soo kordhiyay adeegyo cusub oo dhanka caafimaadka ah.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here