Isbitaalka Jaamacadda Kismaayo oo laga bilaabay Qalliin Indho-fiiqis ah

0
328

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-mushruuc  indho -fiiqis ah ayaa ka bilaamay Isbitaalka Jamacadda Kismaayo,kaasoo ay ka hirgalineysay Hay’adda Towfiiq.

Waxaana mushruucaan loogu talagalay in ay ka faa’iideystaan dad ka badan  350 qof ,kuwaasoo  loo sameeynayo qalliin iyo daweeyan heer sare ah.

Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here