Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaaya waxaa ka socday mashruuc indha fiiqid ah,dadka lugu bilabay waxaa ay isugu jiraan dad waayeel ah , dhalinyro iyo caruur yar-yar , waxaan mashruucan ka faa’iidestay ku dhawaad 520 qof.
Dadka qaar indha fiiqida lagu sameyey waxaa ay qaarkood ka yimaadeen dagmada Afmdow iyo tuulooyinka u dhadhaw Kismaayo, Mushruucan indha fiiqida ah waxaa bilaabay isbitaalka Jamacada Kismaayo ee Magaalada Kismaayo.
Cabdinuur Sabriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.