Isbitaalka deegaanka Cabdalla biroole oo ay soo wajahday daawo yari

0
397

Kismaayo(Waamo Radio)Xarunta caafimaad ee ugu weyn deegaanka Cabdalle biroole ayaa waxaa haatan ka jirto daawo yari,sida ay sheegeen dhakhaatiirta ka howlgasho isbitaalka,waxyana sheegeen in aysan ku filneyn daawoyinka yaala isbitaalka dadka soo booqanaya.iyadoona dadka degan deegaanada hoos yimaada deegaanka Cabdalla biroole,waxaana ku yar isbitaalka gurmadka deg dega.

Dr Cabdi Qaadir Cadow Maxamed ayaa ka waramaya daawo yarida ka jirta isbitaalka iyo xaalada uu ku suganyahay.
Waxaa warbixintaan inoo soo jeedinaya:-Cabdiraxiin Deeq Muuse.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here