Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Qalabkaan cusub ee uu soo kordhiyay Isbitaalka Daryeel ee magaalada Kismaayo ayaa kala ah mishiinada lagu baaro wadnaha iyo mishiinka lagu ogaado Cudurada ku dhaca hab- dhiska dheef shiidka.
qalabkaan casri ah ee uu soo kordhiyay Isbitaalka daryeel ayaa markii hore dadka ku nool Magaalada Kismaayo waxaa ay u aadi jireen Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaliya.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.